Toogasho dhimasho sababtay oo caawa ka dhacday Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan oo wadatay Mooto bajaaj  ayaa caawa nin shacab ah ku toogatay agagaarka Baar ha i dhaafin oo ku yaalla wadada Buundooyinka dhinaca degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Ninka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Ibraahim Cabdi Barre (Kuusow) ayaa watay gaari yar xiliga la tooganayey, waxaana baxsaday dableydii dishay oo watay mooto bajaaj … Continue reading Toogasho dhimasho sababtay oo caawa ka dhacday Magaalada Muqdisho